Kremlin-ka Ruushka ayaa yareeyay hadal haynta ku saabsan kulan la filayay in uu dhex maro Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky.Kulankan oo hore loo saadaaliyay, wuxuu daba socday hadallo uu mar kale jeediyay madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, kaas oo ku baaqay in labada hoggaamiye la iskugu keeno wada-hadal ku saabsan…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa khudbad ka jeediyay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin hindisaha doorasho qof iyo cod ah, wax ka beddelka Dastuurka, iyo wadahadalladii dowladda iyo mucaaradka.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhaliil u jeediyay xubnaha mucaaradka ee ku midoobay Madasha Samatabixinta, isaga oo sheegay…